Dowladaha Yurub ee mamnuucaya isticmaalka Niqaabka oo sii kordhaya

DalkaDenmark waxaa maanta ka dhaqan galay mamnuucitaan lagu soo rogay in bulshada dhexdeeda lagu xirto indho shareer. Tallaabadaas waxaa meel mariyay baarlamaanka Denmark bishii May ee sannadkan. Galinka dambe ee maanta ayaa la qorshaynayaa in uu dhaco mudaaharaad lagu diidan yahay arrintaas oo ay ka qayb qaadanayaan dumar Muslimiin ah iyo kuwo aan Muslimiin ahayn, … Continue reading Dowladaha Yurub ee mamnuucaya isticmaalka Niqaabka oo sii kordhaya